Home Wararka Maanta Ciidmada Galmudug oo Degaano Horleh Alshabaab kala Wareegay(Sawiro)

Ciidmada Galmudug oo Degaano Horleh Alshabaab kala Wareegay(Sawiro)

0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qeybta 21-Aad Ayaa La Wareegay Deegaano Hoostaga Magaalada Camaara Ee Gobolka Mudug.

Howlgal Uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta 21-Aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Xasan Jaamici Ayeey Ciidanka Kula Wareegeen Deegaanka Gabdhaale Ee Hoostaga Camaara.

Ciidmadaa  Ayaa La Filayaa Inay Dhawaan Gaaraan Deegaanka Camaara oo Wali Alshabaab joogaan Walow aysan Awoodbadan ku Lahayn Kooxda Alshabaab oo Howdka iskagalay Badankood

 

Ad
Previous articleWasiirkii ugu Horeeyey ee Kasocda Wadamada Ciidamadu ka Joogaan Soomaaliya Soo gaaray Muqdisho(Sawiro)
Next articleMuuse Biixi: “Dhibaatada maanta ka jirta Laascaanood waxaa keenay argagagixisada caalamiga ah”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here