Home Wararka Maanta Ciidanka Xooga Dalka oo Gacanta Kusoo Dhigay Ibraahim Ali Cumar(Sawiro)

Ciidanka Xooga Dalka oo Gacanta Kusoo Dhigay Ibraahim Ali Cumar(Sawiro)

0

Ibraahim Ali Cumar shaawe oo Magaciisa Af garashadda Alshabaab u taqaano uu yahay (Malaayle) ayeey ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan ururka 26-aad guutada 6-aad qaybta 60-aad ee CXDS ka soo qabteen meel udhaxaysa Abtanlaas iyo Mushaani oo layiraahdo Waagaale oo ka tirsan gobolka shabeellada hoose .

Ibraahim Ali Cumar shaawe ayaa kamida maleeshiyaad ka soo baxsaday Alahabaab iyagoo ku jiray goob Alahabaab ugu diyaaryeen ineey tababar askarnimo ku siinayaan .

ibraahim ayaa sheegay ineey ka soo baxsadeen goobta kadib markii ay u adkaysan waayeen Roobabka biya baxada wata iyo ciqaabta adag ee ay ku haayaan Koooxda Alshabaab dhalinta soomaaliyeed ee sida xoogga ah ay ku soo qafaasheen, balse ciidanka ayaa gacanta ku soo dhigay isagoo iska dhigaya beer qode u shaqeeya dad beeraleey ah .

Ad
Previous articleNinka Soomaaliga ah ee u eg Abiy Axmed ayaa leh ‘Xitaa aabihiis iyo aabaheey ayaan kala garan waayay’.
Next articleMadaxweyne Deni oo ku dhawaaqay inuu cafis u fidiyay dhamaan saraakiishii hoggaamineysa ciidankii Mucaaridka ee qeybta ka ahaa dagaalkii dhawaan ka dhacay Garoowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here