Home Wararka Maanta Ciidanka NISA oo Muqdisho ka sameeyay Howlgalo Dad lagu soo qab qabtay

Ciidanka NISA oo Muqdisho ka sameeyay Howlgalo Dad lagu soo qab qabtay

0

Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgallo qorsheysan oo dad farabadan lagu qabqabtay waxaa ay xalay ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Shibis ee Gobolkan Banaadir.

Howlgalka oo ay hoggaaminayeen saraakiil ka tirsan Ciidanka NISA ayaa waxaa lagu baarayay Guryaha kuyaal Afarta Waaxood ee degmada Shibis & Gaadiidka noocyadooda kala duwan.

Guddoomiye kuxigeenka Amniga & Siyaasadda degmada Shibis iyo taliyaha Booliska degmadaas ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalkaan uu qeyb ka ahaa howlgallada Ciidamada Ammaanka ka wadaan degmooyinka Gobolka Banaadir.

Waxaa ay sheegeen in laamaha Amniga degmada Shibis gaar ahaan Ciidamada ilaalada Shacabka ee (Dharcadka) ay ku guuleysteen amniga degmada, isla markaana sanadkaan 2021 degmada Shibis uusan ka dhicin falal amni darro.

Habeenadii la soo dhaafay ayaa Ciidamada kala duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay Magalada Muqdisho ka sameeynayeen howlgallo amniga lagu xaqiijinayay , iyada oo howlgallada qaar lagu soo qabtay waxyaabaha qarxa.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleRa’iisul Wasaare Rooble oo maanta tagaya Caasimada Garoowe ee Puntland
Next articleGalmudug oo qabtay Markab Laga Leeyahay Shiinaha