Ciidanka Galmudug iyo Dowlada Somaliya oo Magaalada Guriceel si toos ula wareegay

inkastoo Rasaas teel teel ah laga maqlayo magaalada Guriceel hadana Ciidanka Dowlada iyo Galmudug ayaa la wareegay Badi Magaalada Guriceel.

Sida Xogta ku heleyso Mudug24 Hogaanka Ahlu-suna iyo Ciidan la socda Ayaa magaalada kaga sugan Qeyb yar halkaasi oo ay ku dalbanayaan joojinta Dagaalka socda.

Xubnaha ayaa dalbanaya in magalaada ka baxaan lakin sida Wararka ay ku helayaan Wariyaasha ku sugan Guriceel ee Mudug24 Maamulka Galmudug ayaa doonaya in aan dagaalka la joojin oo lasoo qabto xubnaha iyo Ciidanka la socoda.

waxay wararka intaasi ku darayaan in Masuuliyiin Dowlada ah in ay arinta soo galeen si loo badbaadiyo Xubnaha ugu sareeya Ahlu-suna oo go’doonka ku jira.

Wixii Wararka lasoco

Mudug24 Dhuusomareeb

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*