Home Wararka Maanta Ciidamo Katirsan Gor gor oo Markale Maantay Gaaray Koonfurta Gobalka Mudug...

Ciidamo Katirsan Gor gor oo Markale Maantay Gaaray Koonfurta Gobalka Mudug iyo Dhaqdhaqaaqyadii Udanbeeyey oo Socda(Sawiro)

0

Ururka 7-aad ee Guutada 18-aad ee Ciidamada Gorgor ayaa soo gaaray Gobolka Mudug, kuwaas oo ku biiraya ciidamada xooga ee ku sugan aagga Shabeellow.

Taliye ku xigeenka Guutada 18-aad ee Ciidamada Gorgor Gaashaanle Cabdi Suulnuuge iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada wisil ayaa kusoo dhaweeyey Ciidamada Cusub Gobolka Mudug.

Dagaalkii Koonfurta Gobalka Mudug ayaana Mudo Hakad ku jiray Taas oo Sabab looga Dhigay Roobab Ma Hiigaan ah oo Halkaas ka Da,aayay.

Dhanka kale Diyaaradaha Dagaalka Turkiga ee loo Yaqaano Bayraqdaar ayaa La filayaa Inay Si Wayn uga Qaybqaataan Dagaalkaan Dhawaan Ka Bilaaban Doona Galmudug iyo Hirshabeele.

Ad
Previous articleDowlada Somalia ahaa war ka soo saartay qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay xarunta Kuliyadii hore ee ciidamada Jaalle Siyaad
Next articleIsraa’iil oo ku hanjabtay in wixii Qasa ay ka sameysay ay Beirut ka sameeyn doonto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here