Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamo Hor leh oo kuwa Jahan Ceelbuur oo Soo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

Ciidamo Hor leh oo kuwa Jahan Ceelbuur oo Soo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Cutubyo hor-leh oo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaliya ayaa goordhow ka dagey gigada diyaaradaha ee Ugaas Nuur Ee Magalada Dhuusamreeb.

Ciidamadaan ayaana ah qeybtii 2-aad ciidamada dib u xoreynta deegaanada, Ceelgaras ceelbuur Ceelahelay iyo Xiindheere ee dowlad goboleedka Galmudug.

Ciidamada waxaa Garoonka dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Maamulka degmada ceelgaras, xildhibaano katirsan Dowlada Galmudug iyo Saraakiil Ciidan.

Ad
Previous articleXildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Gaaray Degmada Baxda(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay labo sharci Soona xiray Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here