Home Wararka Maanta Ciidamo Hor leh oo kuwa Jahan Ceelbuur oo Soo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

Ciidamo Hor leh oo kuwa Jahan Ceelbuur oo Soo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Cutubyo hor-leh oo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaliya ayaa goordhow ka dagey gigada diyaaradaha ee Ugaas Nuur Ee Magalada Dhuusamreeb.

Ciidamadaan ayaana ah qeybtii 2-aad ciidamada dib u xoreynta deegaanada, Ceelgaras ceelbuur Ceelahelay iyo Xiindheere ee dowlad goboleedka Galmudug.

Ciidamada waxaa Garoonka dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Maamulka degmada ceelgaras, xildhibaano katirsan Dowlada Galmudug iyo Saraakiil Ciidan.

Ad