Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamo farabadan oo Ka Tirsan GorGor iyo Haramcad oo saakay loo Qaaday...

Ciidamo farabadan oo Ka Tirsan GorGor iyo Haramcad oo saakay loo Qaaday Magaalada Baladwayne si ay Uga Saraan Ciidama Xuud

0

Ciidamo isugu jira HaramCad iyo GorGor ayaa hadda loo qaaday Magaaladda Baladweyne ee gobolka Hiiraan, waxay oofinayaan codsi ka yimid Cali Guudlaawe kaasoo ah in BaladWeyne loo qabto si uu halkaas u tago.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa u jeel qaba in mar un uu arko ama uu ka dago Magaaladda Baladweyne isagoo Madaxweyne ka ah Maamulka Hirshabeelle.

Ad
Previous articleInta Badan Ganacsiyada Suuqa Bakaaraha oo Xiran iyo Ganacsato ka Hadashay
Next articleCiidamadii Saakay laga Qaaday Muqdisho oo Gaaray Magaalada Baladwayne iyo ujeedka Loogeeyey Halkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here