Ciidamo isugu jira HaramCad iyo GorGor ayaa hadda loo qaaday Magaaladda Baladweyne ee gobolka Hiiraan, waxay oofinayaan codsi ka yimid Cali Guudlaawe kaasoo ah in BaladWeyne loo qabto si uu halkaas u tago.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa u jeel qaba in mar un uu arko ama uu ka dago Magaaladda Baladweyne isagoo Madaxweyne ka ah Maamulka Hirshabeelle.
Ad