Home Wararka Maanta Ciidamo Cusub oo ku Biiraya Xooga Dalka oo Balidoogle Tababar ugu Furmay...

Ciidamo Cusub oo ku Biiraya Xooga Dalka oo Balidoogle Tababar ugu Furmay Maantay(Sawiro)

0

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay askar cusub oo ku biireysa ciidanka xoogga dalka.

Jeneraal Odawaa ayaa askartaan uu maanta tababarka u furay wuxuu kula dardaarmay inay daacad u noqdaan shaqada qaran ee loo carbinayo.

Tababar maanta loo furay ciidankaan cusub ayaa ku soo aadaya xilli ciidanka xoogga dalka uu Khawaarijta kula jiro dagaal culus oo dalka looga xoreynayo argagixisada.

Ad
Previous articleGuddoomiye Cali Jayte oo shaaciyey ujeedka safarkiisa Muqdisho
Next articleCiidamada Dowlada oo weerar Culus Ku Qaaday Degmada Wabxo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here