Home Wararka Maanta Ciidamadii Galmudug ee lakala Dhexdhigay Maleeshiyaadki Ku Dagaalamay Balanbal oo kasoo baxay...

Ciidamadii Galmudug ee lakala Dhexdhigay Maleeshiyaadki Ku Dagaalamay Balanbal oo kasoo baxay agaas

0

Waxaa Gabi ahaanba maanta Iskaga Guuray Deegaanada Oodaale iyo Gaxandhaalle ee Gobolka Galgaduud Ciidamadii Gorgor ee dhawaan Halkaasi Dowlada ugu soo dirtay inay kala dhexgalaan Labo maleeshiyo Beeleed oo halkaasi Diriri Ku dhexmartay

Bixitaanka Ciidankan Ayaa imaanaya kadib markii Maal mihii lasoo dhaafay Ay Ururka Alshabaab lawareegeen Deegaano Badan oo ka Mida Galmudug

 

Ad