Home Wararka Maanta Calanka Soomaaliya oo markii Ugu horaysay laga taagay Xarunta Qaramada Midoobay ee...

Calanka Soomaaliya oo markii Ugu horaysay laga taagay Xarunta Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha iyo Bulshada

0

Calanka Soomaaliya Oo Markii ugu horreysay laga dhex taagay Xarunta Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha iyo Bulshada ee Galbeedka Aasiya ee Magaalada Beirut ee dalka Lubnaan.

“Waxaan sharaf ii ah inaan ka taago calanka Soomaaliya Xarunta Ururka Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha iyo Bulshada ee Galbeedka Aasiya kaasoo xafladdiisa lagu qabtay magaalada Beirut ee dalka Lubnaan” ayuu yiri Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Balal Mohamed Osman.

Ururkaan waxaa xubno buuxa ka ah 20 waddan oo dhammaantood ka tirsan wadamada Jaamacadda Carabta oo Xubin ka tahay Somalia.

Ad
Previous articleCiidamadii Galmudug ee lakala Dhexdhigay Maleeshiyaadki Ku Dagaalamay Balanbal oo kasoo baxay agaas
Next articleShirkii Golaha Wadatashiga iyo Musharaxiinta oo Caawa qabsoomaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here