Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamadda Galmudug oo dib ula wareegay Gaari ay Ahlusuna ka qabsatay

Ciidamadda Galmudug oo dib ula wareegay Gaari ay Ahlusuna ka qabsatay

0

Sida ay sheegeen saraakiisha Dowladda ee ku sugan duleedka Ceeldheere ee Galgaduud waxay Gacanta ku dhigeen gaari Booyad ah oo ciidanka Dowladda dhawaan looga qabsaday dagaal ka dhacay deegaanka Bohol ee gobolka Galgaduud.

Wararka Ayaa sheegaya in Darawalkii gaarigaasi waday uu isku dhiibay Ciidamada Dowladda gaar ahaan Kuwa GorGor.

Arintaan Ayaa imaaday ka dib Markii Ciidamada Ahlusuna ay Isaga baxeen Gurceel.

Ad
Previous articleSawiro:- Galmudug iyo Puntland oo Heshiis ka gaaray Maanta Dil Gaalkacyo ka dhacay Dhawaan
Next articleBandhiga Buugaagta Galkacyo oo Maanta Lagu qabtay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here