Home Wararka Somaliya Galmudug Bandhiga Buugaagta Galkacyo oo Maanta Lagu qabtay (Sawiro)

Bandhiga Buugaagta Galkacyo oo Maanta Lagu qabtay (Sawiro)

0

Bandhig Nabadeedka Buugaagta Gaalkacayo ayaa maanta ka furmay magaalada Gaalkacayo iyada oo ay ka qaybgeleyaan mas’uuliyiinta Federaalka, Puntland, Galmudug, Hoggaanka Dhaqanka, Qorayaal iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan.

Gaalkacayo waxay u dabbaaldegeysaa 5 sanno oo nabad, isdhexgal iyo horumar ah.

Bandhiga Gaalkacayo waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug iyo Puntland waxaana Diirada Lagu saaray isdhegalka Labada dhinac.

Ad
Previous articleCiidamadda Galmudug oo dib ula wareegay Gaari ay Ahlusuna ka qabsatay
Next articleSawiro: Goobaha Ganacsiga ee Magaalada Guriceel oo Xiran Maanta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here