Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamada Huwanta oo Saakay Dib u qabsaday Degaanka Yasooman

Ciidamada Huwanta oo Saakay Dib u qabsaday Degaanka Yasooman

0

Maalmo  oo ya Shabaab maamulayeen Yasooman, dib ayaa looga qabsaday saaka.

4 jid oo afarta jiho ka kala yimaada ayaa Yasoonan soo gala, gacanta ciidamada iyo kuwa deegaanka ayay soo gashay mar kale.

Ciidamo ka kala yimid Hiiraan, Shabeelada hoose iyo Galgaduud ayaa saaka qabtay, waxaa lugu dhawyahya Moqokori.

Waxaa muuqata in aysan Alshabaab awood badan ku lahayn Bariga Hiiraan marka la eego sida fudud ee looga qabsaday Yasooman oo dhaqdhaqaaqooda muhim u ah.

Ad
Previous articleDowlada Turkiga oo War Kulul kasoo Saartay Qaraxyadii baladweyne
Next articleWiilka Museveni: Labo isbuuc nagu qaadan meyso inaan qabsanno Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here