Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug iyo Kuwa Dowladda oo la wareegay garoonka Diyaaradaha Gurceel

Ciidamada Galmudug iyo Kuwa Dowladda oo la wareegay garoonka Diyaaradaha Gurceel

0

Ciidamada Gorgor iyo Haramcad ayaa si buuxda ula wareegay Aaga Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Guriceel ee Galgaduud sida wararku ay sheegayaan.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay  ka ambabaxeen  deegaanka ceeldheere halkaas oo mudooyinkii dambe ay fariisin u aheyd.

Ciidamadaan oo garab ka helaya Ciidamada Galmudug ayaa  hada waxa ay fariisin cusub ka sameysteen Garoonka Diyaar Guriceel.

Gurceel waxaa Maanta isagabaxay Ciidamo Taabacsan ahlusuna waljameeca oo Mudooyinkii la soo dhaafay Halkaa ku sugnaa.

Ad
Previous articleXogta Mudug24 ee ku aadan Xiisada u dhaxeysa Gamudug iyo Ahlu-sunna
Next articleDadka Somaliland ay ka Soo Masaafuriyay Deegaanadeeda oo Kumanaan Kun gaaray (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here