Saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo Daraawiishta Galmudug ayaa degmada Wisil kusoo bandhigay labo Horjooge oo ka tirsan Maleeshiyaadka kooxda Al-shabab oo dhawaan isku soo dhiibay Ciidamada Fadhigoodu yahay degaanada Hoos yimaada Degmada Wisil.
Saraakiisha Daraawiishta, Maamulka iyo Culimada Wisil ayaa ugu baaqay inay isa soo dhiibaan isla markaana ay soo dhawaynayaan cidkasta oo ka tanaasusha fikirka xagjirkaa ee kooxdaasi
Dhawaan waxaan Faafin doonaa Wareysiyada labadaan Sargaal ee ka tirsanaa kooxda Al-shabaab..
Ad