Home Wararka Maanta Ciidamada Amniga oo soo badbaadiyay Hooyo iyo caruur ay dhashay oo Hotelka...

Ciidamada Amniga oo soo badbaadiyay Hooyo iyo caruur ay dhashay oo Hotelka ku go’doomay

0

Ciidamada ammaanka Soomaaliya  ayaa soo badbaadiyay saddexda caruur oo isku xiray suuli ku dhex yaalla hoteelka uu qaraxu ka dhacay.

Hooyadan iyo caruurta ayaa kala dhumay markii uu dhacay qarax Caawa fiidkii ka dhacay KM4.

Hooyada oo Markii weerarku bilaawday ka dib la soo badbaadiyay ayaa Ciidamada Amniga u sheegtay in sadax caruur ah oo ay dhashay inay Gudaha uga soo carartay ka dibna sidaan Lagu soo badbaadiyay

Waa mid ka mid ah dhacdooyinka ugu xanuunka badan ee la arko xiliyada ay dhacaan weerada nuucaan ah

Ad
Previous articleTaliihii NISA Gobalka Banaadir oo Ka mid Noqday Dadka Ku Wax yeeloobay Qaraxyada ka dhacay Muqdisho
Next articleCiidamada Alfa Group oo soo afjaraya kooxihii weeraray gaystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here