Home Wararka Maanta Ciidamada Alfa Group oo soo afjaraya kooxihii weeraray gaystay

Ciidamada Alfa Group oo soo afjaraya kooxihii weeraray gaystay

0

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Alfa Group ayaa lagu diyaariyay daaraha aad ugu dhaw Hotelka Hayat.

waxaa Macquul ah in Ciidamada kale ee Dowladda aagaas laga saaro oo iyagu ay soo afjaraan Maadaama ragii weerarka soo qaaday la aamisanyahay inay wili ku suganyihiin Gudaha Hotelka

Alfa Group ayaa ka mid ah ciidamada ugu Muhiimsan ee Qaranka Soomaaliyeed waxaan tababaray Dowladda Mareykanka

Ad
Previous articleCiidamada Amniga oo soo badbaadiyay Hooyo iyo caruur ay dhashay oo Hotelka ku go’doomay
Next articleKalanka Golaha Shacabka oo dib loo dhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here