Ciidamada Dowladda Soomaaliya Ayaa Maanta Burburiyay dhismo iyo Gooba Ganacsi oo ku yaala Muqdisho gaar ahaan Degmada Kaaraan.
Goobahaan Ganacsi Ayaa loo Burburiyay sababa la xariira Amar ka soobaxay Hay’adaha Amniga ee Dowladda Soomaaliya.
Degmooyinka Kaaraan Shibis iyo yaaqshiid waxaa ka jiray in Mudda ah Dhibaatooyin la xariira dhac iyo boob ay gaysanayaan dad Hubaysan oo Shacabka dhibaateeya.
sidoo kale waxaa la Burburiyay Ganacsiga Sandaqado ah oo Lagu iibin jiray Waxyaabaha Maanka dooriya.
Ad