Ciidamada Amniga Galmudug oo Gacanta ku dhigay shaqsi dil ka gaystay Caabudwaaq

Ciidamada Booliiska Degmada Caabudwaq ayaa gacanta kusoo dhigay Ninkaan oo lagu eedayay dil shalay Galinkii dambe qof shacab ah loogu geystay Agagaarka Deegaanka Dalsan oo Hoostaga Degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.
 
Marxuumka ladilay ayaa sida la sheegay dhaawac ahaan loogu qaaday Magaalada Cadaado balse Saacado kadib ayuu u geeriyooday dhaawacii soo gaaray.
 
Eedeysanaha ayaa haatan ku xiran Saldhiga dhexe ee Magaalada Cabudwaq, waxaan Boliiska ay usoo Bandhigeen Warbaahinta

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*