Home Wararka Somaliya Cali Yare Cali oo Ceeb iyo Fashil uu ka Qabsaday Dowlada uu...

Cali Yare Cali oo Ceeb iyo Fashil uu ka Qabsaday Dowlada uu Qeybta ka ahaa

0

Ugu Danbeyn Cali Yare Cali oo kamid ahaa Dowoada gaar ahaan Dhanka Farmaajo ayaa laga hor istaagay inuu ka dhoofo Magaalada Muqdisho.

Sababta ugu weyn ayaa ah in Dowlada iyo Madaxweyne Qoor Qoor ay kasoo horjeedeen Safarka uu ku tagi lahaa Magaalada Dhuusomareeb.

Siyaasiga Cali Yare oo ku Cusub Saaxada Siyaasada ayaa Filayay inuu gaaro Dhuusomareeb si uu Halkaasi ugu helo Xildhibaan lakin taasi ayaa ah mid Hawada lagu baartay.

Markii uu gaaray Garoonka ayaa lagu wargaliyay inuusan Garoonka ka dhoofi karin taasi oo ceeb iyo Waji gabax ku noqotay Madama ay kasoo horjeesteen Dadkii uu waqti walbo Difaaci jiray.

Wararka mudug24 heleyso ayaa intaasi ku daray in Cali Yare uusan ku soo bixidoonin Xubin Barlamaan madama labada dhinacbac kasoo horjeedaan.

Ad
Previous article4 Kursi oo Maantay Lagu Doortay Dhuusamareeb iyo Hal musharax Madaxweyne oo 3 Kursi ka Helay Maantay Doorashadaas(Aqriso)
Next articleDowlada Imaaraadka oo Markale Gargaar Ka Soo Dajisay Magaalada Muqdisho(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here