Ugu Danbeyn Cali Yare Cali oo kamid ahaa Dowoada gaar ahaan Dhanka Farmaajo ayaa laga hor istaagay inuu ka dhoofo Magaalada Muqdisho.
Sababta ugu weyn ayaa ah in Dowlada iyo Madaxweyne Qoor Qoor ay kasoo horjeedeen Safarka uu ku tagi lahaa Magaalada Dhuusomareeb.
Siyaasiga Cali Yare oo ku Cusub Saaxada Siyaasada ayaa Filayay inuu gaaro Dhuusomareeb si uu Halkaasi ugu helo Xildhibaan lakin taasi ayaa ah mid Hawada lagu baartay.
Markii uu gaaray Garoonka ayaa lagu wargaliyay inuusan Garoonka ka dhoofi karin taasi oo ceeb iyo Waji gabax ku noqotay Madama ay kasoo horjeesteen Dadkii uu waqti walbo Difaaci jiray.
Wararka mudug24 heleyso ayaa intaasi ku daray in Cali Yare uusan ku soo bixidoonin Xubin Barlamaan madama labada dhinacbac kasoo horjeedaan.