Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo Goordhow Baladweyne Xildhibaan ku Guulaystay

Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo Goordhow Baladweyne Xildhibaan ku Guulaystay

0

Wasiirki hore Amniga Soomaliya Cabdirasaq Cumar Maxamed aya markale ku guuleystay kursiga Gollaha Shacabka Baarlamanka JFS ee tirsigiisu yahay HOP011 ee beesha Xawaadle / Ibrahim Ciise.

Cabdirasaq aya wareegi 1aad ku guuleystay 55 cod , halka musharaxi la tartamayay Maxamed Tuure uu helay 46 cod.

Cabdirasaq waxa adeer u ah Xasan Sheikh Maxamuud oo aabihis dhanka hooyada walaalo aay ka yihiin.

Codka Cabdirasaq waxa leh Xasan Sheikh.

Ad
Previous articleP.M Rooble iyo Madax Farabadan oo Salaada Janaasada Ku Tukaday Meydka Xildhibaan Aamina(Sawiro)
Next articleTirada Dad Farabadan oo Xalay ku Dhintay iyo Dhaawac Qarixii Baladweyne oo la Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here