Home Wararka Maanta Cabdiraxmaan Cadow Ciise oo Dhawaan Dilay Saylax Cabdulle Axmed oo Dil Toogasha...

Cabdiraxmaan Cadow Ciise oo Dhawaan Dilay Saylax Cabdulle Axmed oo Dil Toogasha lagu Xukumay

0

Cabdiraxmaan Cadow Ciise Maxamed ayaa lagu xukumay Dil toogasha ah oo ah Qisaasta Marxuum Saylax Cabdulle Axmed.

Cabdiraxmaan ayaa Marxuumka oo Darawaal BL ahaa u Dilay Shilimaad uusan xaq ugu lahayn 29-kii November bishii tagtay.

Falka Dilka ah ayaa ka dhacay Isbaaro Balcad tiilay.

Dhawaan ayay ahayd Markii Madaxweyne Xasan Shiikh u Amray in Laqaado isbaarooyinka Yaala Shabeelada Dhexe.

Ad