Home Wararka Somaliya Galmudug Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Loogu Tanaasulay Kursigii HOP138 Berina La Dooran Doono

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Loogu Tanaasulay Kursigii HOP138 Berina La Dooran Doono

0

Hoggamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa qaatay shahaadada musharraxnimo ee kursiga summadiisu tahay #HOP138.

Guddoomiyaha Guddigga Hirgelinta Doorashada ee heer Dowlad Goboleed Galmudug mudane Maxamed Daahir Guuleed ayaa guddoonsiiyay.

Maantau ayay Dhamaan Musharixiintii Kale ee La Tartami laha U Tanaasuleen inui Xildhibaankaas Qaato Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Rag Tanaasulay Waxaa ka Mid ah Saciid Nuur Gariish oo Horay Ugu Fadhiyay Kursigaa.

Tan ayaa Ka Dhigan Dhabar Jab Xoogan oo Soo Gaaray Fahad iyo Farmaajo oo aad Udiidana Helida Kursigaan Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir oo Afartii Sano Lasoo Dhaafay aad uga Soo Horjeeday Maamulka Farmaajo.

Beri ayaana La Filayaa in Magaalda Dhuusamareeb  Lagu Dooorto Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Ad
Previous articleMadaxweyne Biden oo Digniin adag U Diray Madaxweynaha Ruushka Xili uu Dagaal isku Diyaarinaayo
Next articleGudoomiye Ku xigeenkii Koowaad ee Baarlamaanka oo Loo Diiday inay Safar uu ku Tagi Laha Baraawe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here