Home Wararka Maanta Cabdiraxiin Cismaan oo Maantay Dil Toogasha ah lagu fuliyay

Cabdiraxiin Cismaan oo Maantay Dil Toogasha ah lagu fuliyay

0

Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad oo maanta xukun dil ku ridey askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Koofur galbeed oo horey dil ugu gestey askari kale.

Cabdiraxiin Cismaan oo maanta dilka lagu fuliyey ayaa horey u dilay Ibraahim Aadan Salaad wiirow oo ka tirsanaa Ciidanka daraawiishta Koofur galbeed dilkaas oo ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Shidaalka Soomaaliya Ku wareejisay Turkiga
Next articleAlshabaab iyo Qaraxyo ay Diyaarinaayeen oo Gacanta Lagu Dhigay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here