Home Wararka Maanta Alshabaab iyo Qaraxyo ay Diyaarinaayeen oo Gacanta Lagu Dhigay(Sawiro)

Alshabaab iyo Qaraxyo ay Diyaarinaayeen oo Gacanta Lagu Dhigay(Sawiro)

0

#Degdeg:- Ciidanka NISA ayaa deegaanka Ceelasha Biyaha iyo Degmada Dharkenlay ku kala qabtay shabakad isku xirnayd oo ka kooban ayaa iyo saddex xubnood oo AS ah.

Shabakadaan ayaa qaabilsaneed in Qaraxyo ay ka sameeyaan magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda, waxaana lagu qabtay Waxyaabaha Qarxa oo ay u diyaariyeen inay shacabka ku dhibaateeyaan.

Isbadal dhanka ammaanka ah ayaa mudooyinkaan laga dareemay magaalada Muqdisho ka dib markii ciidamada ammaanka ay sameeyeen howlgalo lagu dar-dar galinayay amniga magaalada.

Ad
Previous articleCabdiraxiin Cismaan oo Maantay Dil Toogasha ah lagu fuliyay
Next articleFaahfaahin Taliyihii Ururka 272-aad ee guutada Abuu-dujaana oo la Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here