Home Wararka Maanta Cabdiraxiin Cismaan oo Maantay Dil Toogasha ah lagu fuliyay

Cabdiraxiin Cismaan oo Maantay Dil Toogasha ah lagu fuliyay

0

Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad oo maanta xukun dil ku ridey askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Koofur galbeed oo horey dil ugu gestey askari kale.

Cabdiraxiin Cismaan oo maanta dilka lagu fuliyey ayaa horey u dilay Ibraahim Aadan Salaad wiirow oo ka tirsanaa Ciidanka daraawiishta Koofur galbeed dilkaas oo ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Ad