C/raxmaan C shakuur oo Farmaajo ku Eedeeyay inuu Carqaladeenayo Doorashada Goballada Waqooyi ee Somaliland

Siyaasiga Mucaaradka ah ee Hogaamiya Xisbiga Wadajir Ayaa caawa si Kulul uga hadlay warar sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu wado Qorshe Lagu Carqaladeenayo Doorashada Goballada Waqooyi.

Musharax Madaxweyne C/ raxmaan C shakuur Warsame Ayaa Odayaasha iyo Kulanka uu Farmaajo ugu yeeray ku Sheegay inay tahay Hagar saameen Siyaasadeed oo Doorashada Lagu Hor istaagayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*