Home Wararka Somaliya Booliiska Dhuusamareeb oo Gacanta ku dhigay caawa gabar La waayay Qof Damiinata

Booliiska Dhuusamareeb oo Gacanta ku dhigay caawa gabar La waayay Qof Damiinata

0

Booliiska Dhuusamareeb gaar ahaan laanta koontaroolada ayaa haya gabadhan oo magaceeda ku sheegtay Amaal Saciid Nuur mirre, balse aan sheegin cid damiin ka ah. Haatan waxaa lagu hayaa saldhiga oo si loo helo cid damiinata.

Gabadhaan ayaa la sheegay in la sheegay in la waayay qof damiin ka ah si gudaha Magaalada ay u gasho waxaana Laga reebay Gaadiid sida ay sheegeen ilo Muhiim ah

Boliiska ayaa dalbaday in Qofkii garanaysa ay La soo xariiraan Hay’adaha Amniga Galmudug

Hadaba hadii aad aqoonsatay gabadhan la xiriir Saldhiga Dhuusamareeb, ama wac taliska Koontaroolada oo aad ka heli kartit. 061 5993334.

Ad
Previous articleKulan Looga Hadlay Qoondada Haweenka iyo Doorashada oo Lagu qabtay dhuusamareeb
Next articleMuddo ka dib Taliyaha Cusub ee NISA maxaa la gudboon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here