Home Wararka Maanta Boliiska Soomaaliya oo shaaciyay in Ganacta Lagu soo dhigay nin dhawaan Xaaskiisa...

Boliiska Soomaaliya oo shaaciyay in Ganacta Lagu soo dhigay nin dhawaan Xaaskiisa dilay

0

Ninki lagu eedeyay dilka xaaskiisa oo gacanta lagu soo dhigay ka dib Saacado la baadi Goobayay.

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa hada shaaciyay in gacanta ku hayaan eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021.

Qoraal ka soobaxay Boliiska ayaa Lagu sheegay in Bashiir Cabdi Xasan uu wajahidoonaa Cadaalada.

shalay ayaa Qabuura ku yaala Muqdisho Lagu aasay Marxuumada Salaado Faarax oo Habeenkii sabtida uu saygeeda oo Macalin School ahaa ku dilay Degmada warta Nabada ee Gobalka Banaadir

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Mar kale Magacaabay Agaasimayaal Cusub
Next articleNin Xaaskiisa ku dilay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay