Home Wararka Maanta Boliiska Soomaaliya oo ku dhawaaqay arin Halis ah oo Shacabku ay la...

Boliiska Soomaaliya oo ku dhawaaqay arin Halis ah oo Shacabku ay la yaabeen

0

Afhayeenka Booliska ayaa yiri ” Qof walba oo Ehelkiina kamid ah oo ku dhinta gurigiina waa in la keenaa CID – da si loo Baaro sababihii uu u dhintay.

kadibna waa in lagu siiyaa waraaq ogolaansho ah oo ka Timid isbitaalka iyo Taliska Booliska si aad uduugatid.

Ma isleedahay hadii maydka isbitaal ama CID la geeyo waxaa meydka laga qaadaa lacag, Boliiska Soomaaliya waa inay ka fikiraan ama ay cadeeyaan sababaha keenay arintaan, waana arin halis ah hadii la fududeeysto in mayd kasta ee dhacaa la geeyo Hay’adda Dimbi baarista ee CID iyo isbitaal “.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Kormeeray dhismaha Garoonka Diyaaradaha caabud-waaq
Next articleXaafiisyada Madaxweynaha iyo Raysulwasaraha oo Qaraxyo laga Baaray Maantay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here