Home Wararka Maanta Boliiska Galmudug oo qabtay gaadiid siday Geed kotorobaan ah

Boliiska Galmudug oo qabtay gaadiid siday Geed kotorobaan ah

0

Booliiska Galmudug ayaa koonfurta magaalada Gaalkacayo ku qabtay baabuur sida Geed-quwaaxa dhulka Soomaalida, waxaana ay u dhaadhiciyeen saldhigga degmada.

Xaalufka Geed-quwaaxa oo Puntland ka jirey ayaa imminkana u wareegey Galmudug, in kastoo Puntland aysan tallaabo ka qaadin dad ay madax ku jiraan oo lagu eedeeyey

Laamaha amniga Galmudug ma Faah faahin gaadiidkaan Halka ay u rarnaayeen,waxaana Hada Gacanta ku dhigay Galmudug

Ad