Home Wararka Caalamka Biden oo badaley go’anka uu Ukraine ugu geynayo gantaalada riddada dheer

Biden oo badaley go’anka uu Ukraine ugu geynayo gantaalada riddada dheer

0

Mareykanka ma siin doono Ukraine gantaalada loo adeegsan karo in lagu weeraro bartilmaameedyada gunta hoose ee Ruushka, sida uu sheegay madaxweyne Joe Biden.

Dowladda Ukraine ayaa ku baaqday in la sameeyo hababka gantaallada riddada dheer, balse hadalka Biden ee Isniintii ayaa muujinaya in jawaabtu ay tahay maya.

Maraykanka iyo wadamada Yurub ayaa u diray tiro badan oo noocyo kale oo hub ah Ukrain. Ciidamada dowladda Ukraine ayaa si tartiib tartiib ah u helay hub aad u badan.

Dowladda dalkaasi ayaa sidoo kale codsatay habab gantaalada riddada dheer oo gaaraya ilaa 300 oo kilomitir. Tani waxay sideed jeer ka badan tahay tirada madaafiicda loo adeegsaday meel u dhow goobta dagaalka.

Ad
Previous articleUkraine oo Sheegtay inay isku diyaarineyso Weeraro Ruushka ku soo qaado Slavyansk
Next articleErdogan oo Fariin adag kuna saabsan Suuriya u diray dhigiisa Putin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here