Home Wararka Somaliya Galmudug Beesha Mursade oo Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal Ka Dajiyay Baladweyne(Sawiro)

Beesha Mursade oo Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal Ka Dajiyay Baladweyne(Sawiro)

0

Waxaa goor dhow garoonka Aaddan Cadde ka anbabaxay diyaarado sida ciidamo iyo gawaari dagaal oo ay leeyihiin Beelweynta Murusade, kuwaas oo kusii jeeda magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Ciidamadaan oo hordhac u ah kuwo kale oo berri lagu wado in ay gaaraan halkaas ayaa waxaa hoggaaminaya Xil. Jacfar iyo Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik, waxeyna gaari doonaan Maxaas, si ay uga sii gudbaan Wabxo.

Beesha Murusade oo shalay uun ciidamadaan kusoo bandhigtay duleydka degmada Deyniile ayaa isla maanta billaawday in ay u baxaan furimaha dagaalka ee xuduudda gobollada Hiiraan iyo Galguduud.

Ad
Previous articleUganda Oo Ka Laabatay Xukun Dil oo Lagu Riday Askar 8 Shacab Ah ku Xasuuqay Degaanka Golwayn ee shabeelada Hoose .
Next articleDowlada Soomaali oo Digiin adag oo ku Wajahan Ganacsatada Soomaaliyeed Soo saaraty

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here