Xaafadaha kuyaala waqooyiga iyo bariga magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa ka socda barakac ay sameynayaan dadka shacabka ah.
Dadkaan ayaa ka cabsi qaba in lugu dul dagaalo, maadaama ey jirto cabsi ah in ururka Ahlusuna ee bohol ku sugan ey soo weeraraan magaalada Saraakiisha Ahlusunna ayaa qaarkood lasoo xiriiray Qoysaskooda, waxeyna u sheegeen in magaalada ey ka baxaan.
Dhinaca kale Dowladda Somalia ayaa maanta qorsheyneysa in ay Gurceel ka dajiso sida aan kasoo xiganay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka sida Ciidan gaaray ilaa 100 Askari oo ka tirsan Ciidamada Sida gaarka ah utababaran ee Haramcad
Ad