Waxaa baraha bulshada ee caalamka qabsaday muuqaallada argagax leh ee Maryam al-Rikabi oo ah gabadh Ciraaqi ah oo wejigeeda uu isbedelay islamarkaana gogo’ay kaddib markii uu aashito ku shubay nin ay diiday inay guursato.
Arinkaaan ayaa Maantay Siwayn looga Hadal Haaya baraha Bulshada Caalamka.
Ad