Home Wararka Maanta Bandhiga Buugaagta Galkacyo oo Maanta Lagu qabtay (Sawiro)

Bandhiga Buugaagta Galkacyo oo Maanta Lagu qabtay (Sawiro)

0

Bandhig Nabadeedka Buugaagta Gaalkacayo ayaa maanta ka furmay magaalada Gaalkacayo iyada oo ay ka qaybgeleyaan mas’uuliyiinta Federaalka, Puntland, Galmudug, Hoggaanka Dhaqanka, Qorayaal iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan.

Gaalkacayo waxay u dabbaaldegeysaa 5 sanno oo nabad, isdhexgal iyo horumar ah.

Bandhiga Gaalkacayo waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug iyo Puntland waxaana Diirada Lagu saaray isdhegalka Labada dhinac.

Ad