Home Wararka Maanta Banaanbax Xoogan oo Kasocda Magaalada Dhuusamareeb(Sawiro)

Banaanbax Xoogan oo Kasocda Magaalada Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Isu soo bax balaaran ayaa ka Dhacay Magaalada Dhuusamareb kaasoo lagu taageerayo Xildhibaanimada Saadaq Cumar Xasan (Joon).

Waxaa ka soo Qaybgalay isu soo baxaan Bulsho aad u fara badan oo ka mida Shacabka Magaalada Dhusamareb.

Saadaq Joon ayaa waxa uu ka mid yahay Masuuliyiinta Shacabka Galmudug aadka u jecel yihiin Shaqadiisa.

Doorashada Saadaq Joon ayaa Goordhawayd ka Dhacaday Magaalada Dhuusamareeb asagoo Noqday Xubintii ugu Horaysay ee Saakay la Doortay.

Ad