Home Wararka Maanta Baarlamaanka Soomaaliya oo U Yeeray Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya kadib…

Baarlamaanka Soomaaliya oo U Yeeray Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya kadib…

0

Guddiga Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka ayaa u yeeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta XFS si su’aalo looga weydiiyo arrimo ku saabsan howlaha Wasaaradda iyo go’aankii uu ka gaaray joojinta isticmaalka Aaladaha Tiktok, Telegram iyo 1XBet, kaasoo ahaa go’aan aanu Golaha Shacabka ee BFS aysan ka doodin.

Inta badan go’aannada masiiriga ee noocaan ah ayaa mara Golayaasha sharci dejinta ee dalalka ay ka jirto warbaahinta xorta ah, kuwaasoo ka yeesha dooddo adag iyo go’aan gaaris guud.

Dowlada Somaliya oo Shaacisay in Dalka uu aaday Doorasho Qof iyo Cod Ah

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa. Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa

Xiisada u Dhaxeysa Dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo soo Kordheysa

Xiisada u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sare u kacday, iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu si xowli ah u sii kala fogaanayo. Arrintan waxay salka ku haysaa Rabitaanka 

Nabadoono Caan ahaa oo ka mid noqday dadka ku dhintay weerarka hotel Qaahira ee Baledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay dagaal toos ah oo waabarigii hore ee saakay kooxda

Baarlamaanka Dalka Soomaaliya oo meel mariyay labo Hindise sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta labo hindise sharciyeed oo muhiimad si aqlabiyad ah u meel mariyay kadib markii golaha shacabka ku yeesheen kalfadhiga lixaad kulankiisa lixaad oo uu shir

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka ka Socda Dalka Suuriya

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii
Ad
Previous articleP.M Xamse oo Talaabo Deg Deg ah Qaaday kadib Qarixii ismiidaamint ahaa ee Saakay(Sawiro)
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Alshabaab oo Xalay Saqdhexe Weerar Culus kusoo Qaaday Degmada Kaxda