Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyahii hore ee Gobolka Gedo Axmed Buule Gareed iyo Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalaynta Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen.
Xubnahan ayaa qeyb ka ahaa siyaasiyiintii ka soo jeeda gobolka Gedo ee ka soo horjeeday maamulka Jubbaland.
Madaxweynaha ayaa masuuliyiintan ka dhagaystay aragtiyadooda iyo talooyinkooda wax ku oolka ah iyo xaalada Gobolka Gedo sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha kala duwan ee deegaanka ka jira.
Dhinacyadii isku maandhaafsanaa siyaasadda gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa dhowaan sheegay inay khilaafkii dhexdooda yaallay ay heshiis ka gaareen
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa degmada Doolow kulan kula qaatay dhowaan Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed iyo Siyaasiyiin kale oo ka horjeeday maamulka Jubbaland.
Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka