Home Wararka Maanta ATMIS oo War kasoo Saartay nin Soomaali ah oo Maalmo kahor ku...

ATMIS oo War kasoo Saartay nin Soomaali ah oo Maalmo kahor ku Dileen Xerada Xalane

0

Howlgalka midowga Afrika ee kumeelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed kasoo saaray dhacdo dhowaan ka dhacday halka laga galo xerada Xalane.

Ciidamada ATMIS ayaa dilay nin dhallinyaro ah oo ay sheegeen inuu doonayay in uu si xoog ah ku galo xerada Xalane.

Waxa ay sheegeen in uu toorrey ku weeraray askari la sheegay in uu baarayay ninkaasi kadibna ay is af dhaafeen ama ninku uu u hoggaansami waayay baaritaanka.

Ad
Previous articleUgu yaraan 10,000 oo qof oo lagu la’yahay Liibiya kadib Daaday kusoo Rogmaday
Next articleMuxuu Achraf Hakimi ka yiri dhul gariirkii saameynta badnaa ee ka dhacay dalkiisa Morocco?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here