Home Wararka Maanta Askartii imaaraadka ee Shalay lagu laayay Muqdisho oo Dalkoodii loo Qaaday

Askartii imaaraadka ee Shalay lagu laayay Muqdisho oo Dalkoodii loo Qaaday

0

Meydadka saraakiishii Imaaraatka Carabta ee lagu dilay weerarkii Muqdisho, ayaa lageeyey dalkooda oo lagu aasay.

1- Colonel Mohammed Al Mansouri, Madaxii Imaaraatka ee Howlgalada Yemen iyo Soomaaliya.

‎2- Captan Mohammed Al Shamsi: Madaxii Saadka iyo Howlgalada deg deg ah.

3- Captan Khalifa Al Balushi Madaxii Sirdoonka ahaana Sarkaalka Tababarka u sareeya.

‎4- Captan Suleiman Al-Shehhi Madax kuxigeenkii Howlgalka Soomaaliya.

Saraakiishan maanta ayay ku laaban lahaayeen dalkooda Imaaraat, ka dib safar Shaqo oo ay Muqdisho kutageen, balse meydkooda ayaa maanta laceshay.

Shaqaalihii Ajaaniibta ee weerarkan kudhintay una dhashay Baxreyn, Afrika iyo Asia ayaa dalalkoodii loo qaaday.

Ad
Previous articleWaa kuma askariga fuliyay weerarkii xerada Jeneraal Goordan yaase Damiin ka ahaa Markii la Qoraayay?
Next articleQodobada lasoo jeediyey in dastuurka laga beddelo oo loo gudbiyey BF

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here