Home Wararka Caalamka Askari maraykan ah Oo Ka Dagaalamyay Ukrain “Runtii waan soo fuddudaaday meeshu...

Askari maraykan ah Oo Ka Dagaalamyay Ukrain “Runtii waan soo fuddudaaday meeshu sidii aan moodayay maaha waa halis aan caadi ahayn”

0

Bekim Zekri waa askari Mareykan ah oo dalka Ukraine u yimid inuu si mutadawacnimo ah ugu dagaallamo Ciidamada dalka Ukraine.

“Runtii waan soo fuddudaaday meeshu sidii aan moodayay maaha waa halis aan caadi ahayn”

Askarigaan oo u waramay majaladda The Wall Street Journal, ayaa yiri waxaan maqlay in guutooyin ciidamo ruush ah ay duullaan ku soo yihiin aaggii aan ka dagaalamayay, runtii waan Argagixay, hubkii aan filayay ee horumarsanana ma aanaan helin anigu markaas waan niyad-jabay, waxaan hadda doonaya inaan dib ugu laabto dalkaygii Mareykanka, sidoo kale waxaan u xiisay dhagaysiga heesihii Rap-ka.

Bekim Zekri iyo ciidamo kale oo u dhashay dalalka Mareykanka iyo Yurub ayaa isaga noqday dalka Ukraine iyagoo ka baxay xuduuda dalka Poland.

 

Ad
Previous articleAskar Ka Tirsan Ciidamada AMISOM oo Qarax Lagu Dilay iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa
Next articleMadaxweyne Putin oo Cabsi Xoogan lasoo Daristay shaki Xoogana Ka Qabo in La Khaarijiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here