Home Wararka Somaliya Galmudug Askari ka Tirsana Ciidamada GorGor oo Dhuusamareeb lagu Dilay

Askari ka Tirsana Ciidamada GorGor oo Dhuusamareeb lagu Dilay

0

Waxaa hada Magaalada Dhusamareb lagu dilay Askari ka tirsan Ciidamada Gor Gor waxaana Dilay sida la sheegay Askari kale oo ka tirsan Milatariga.

Lama oga wali Sababta Dilka ka dambaysa waxaana Dilku ka dhacay Bartamaha Magaalada Gaar ahaan aaga Loo Yaqaan Goolada.

Wali Kama Hadlin Maamulka Caasimada Dhuusamareeb Dhacdadaan, Isku Dhaca Ciidamada Ayaa Caadi ka ah Dhuusmaareeb iyo Guriceel.

Ad
Previous articleTeendhada Afisiyooni iyo Xildhibaano badan oo tagay(Sawiro)
Next articleXildhibaan Mahad Salaad oo shaaciyay sida ay maanta wax u dhaceen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here