Waxaa hada Magaalada Dhusamareb lagu dilay Askari ka tirsan Ciidamada Gor Gor waxaana Dilay sida la sheegay Askari kale oo ka tirsan Milatariga.
Lama oga wali Sababta Dilka ka dambaysa waxaana Dilku ka dhacay Bartamaha Magaalada Gaar ahaan aaga Loo Yaqaan Goolada.
Wali Kama Hadlin Maamulka Caasimada Dhuusamareeb Dhacdadaan, Isku Dhaca Ciidamada Ayaa Caadi ka ah Dhuusmaareeb iyo Guriceel.
Ad