Home Wararka Maanta Askari Dhawaan ka Hor yimid Boobka Kuraasta Deni oo lagu Dilay Garowe

Askari Dhawaan ka Hor yimid Boobka Kuraasta Deni oo lagu Dilay Garowe

0

Askari katirsanaa ciidanka Puntland, oo dhawaan hadlay kana digay Boobka Kursigan ayaa caawa lagu dilay gudaha Garoowe.

 

sida ay xaqiijinayaan ilo madax banaan, Booliska ayaa sheegay in loo dilay hub uu watay.

Qaar kamid ah siyaasiinta horey uga cawday in laga xiray Tartanka Kursiga HOP200 ee Garoowe yaala ayaa caawa yeeshay kulan gaar ah oo ay doonayaan in ay kaga hortagaan doorasho berri lagu qabto xerada ciidan ee 54-aad Garoowe.

 

waxay kuhanjabeen in ay ficilo xun imaan doonan, Haddii berrito la qabto doorashada.

Ad
Previous articleJeneraal Stephen Townsend”Khatarta Alshabaab aad ayay u Korartay Sanadki Lasoo Dhaafay”
Next articleDowlada Kenya oo Sheegtay inaysan Soomaaliland Aqoonsanayn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here