Askari katirsanaa ciidanka Puntland, oo dhawaan hadlay kana digay Boobka Kursigan ayaa caawa lagu dilay gudaha Garoowe.
sida ay xaqiijinayaan ilo madax banaan, Booliska ayaa sheegay in loo dilay hub uu watay.
Qaar kamid ah siyaasiinta horey uga cawday in laga xiray Tartanka Kursiga HOP200 ee Garoowe yaala ayaa caawa yeeshay kulan gaar ah oo ay doonayaan in ay kaga hortagaan doorasho berri lagu qabto xerada ciidan ee 54-aad Garoowe.
waxay kuhanjabeen in ay ficilo xun imaan doonan, Haddii berrito la qabto doorashada.
Ad