Home Wararka Maanta Alshabaab Wada Ku taal Muqdisho Qarax ku Asaayay oo Asagii Ku Geeriyooday

Alshabaab Wada Ku taal Muqdisho Qarax ku Asaayay oo Asagii Ku Geeriyooday

0

Qarax xoogan ayaa caawa ka dhacay xaafada SOS oo ka tirsan degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo badan.

Sida wararka nagu gaarayaan qaraxan ayaa ka dhashay miino la doonayey in lagu aasayo wadada dhexmarta degmada Heliwaa ee u baxda dhinaca degmada Balcad.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ku dhintay qofkii aasayey oo ahaa nin dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay 20-25 jir.

“Waxaa goobta loogu tagay meydkiisa oo afar qoeybood u kala go’ay iyo dhiig daadsan dhul baaxad leh” ayuu yiri goob jooge halkaas ku sugan.

Ad
Previous articleAfhayeenkii Maxakiimta islaamiga ahaa oo loo mGacaabay Wasiirka Maalyada…..
Next articleDawladaha Soomaaliya iyo Dowlada Cuba oo Heshiis Gaaray 46sano kadib ee Dagaalkii 77

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here